maxaa ka qabsaday jakatoorka ciyaartii saxibtinimo ee uu dhicis laciyaray.
Posted by admin on March 29 2010 08:21:54
ciyaar aad uxiisa badan oo saxibtinimo aya waxay dhexmartay labada ciyaaryahan oo kawada tirsan kooxda jubba fc oo kala ah Maxamuud cabdiraman o kumagac dheer dhicis iyo cabaas tahliil oo kumagc dheer jakatooorka.
W/Q Omar abdullahi ( Ambassador)
Extended News
ciyaar aad uxiisa badan oo saxibtinimo aya waxay dhexmartay labada ciyaaryahan oo kawada tirsan kooxda jubba fc oo kala ah Maxamuud cabdiraman o kumagac dheer dhicis iyo cabaas tahliil oo kumagc dheer jakatooorka.
ciyaartaan oo aheed ciyaar saxiibtinimo oo inbadan lawada sugayay aya waxay dhacday maalinimadii Jimacada sacadu markeey aheed 4pm waqtiga magaalada london. waxaana garoonka soo buux dhafiyay taagero aad ufara badan oo ciyaartasi usoo daawasha tagay si aay udawadaan wacdarha aay soo bandhigi doonaan labadaas kooxood.
ciyaarta oo ka dhaceesa waqooyiga magalada london gaar ahaan xaafada finsbury park. ciyaarta oo aad uxiisa badneed aya garoonka waxa furay ciyaaryahanka weyne kana soo qeyb qaatay dhisida kooxda jubba fc ahna macalin kuxigeenka jubba fc Omar ambassador.
waxaana ciyaarta garsoore ka ahaa Garsoore Mohamad osmaan Tomet, garsoore tomed ayaa calaamada casaanta siiyay ciyaryahanka difaaca uga ciyaaray dhicis ciyaaryahan liiban Maayo..gaba gabadii ciyaarta aya waxaay kusoo gaba gaboowday 5-3 oo aay guusha ku raacday Dhicis iyo asxaabtiisa oo sidaas ku qaatay cashadii iyo xalwadiiba. wxaana inta aay ciyaarta socotay loo doortay ciyaaryahan Jakatoore ciyaaryahankii ugu fiicnaa.
W/Q Omar abdullahi ( Ambassador)