Home · Our Team · Players Profile · Fixtures · Photo Gallery · Jubbafc Chatroom · Jubbafc videos · Contact Us October 10 2008
Calendar of Events

<<Oct 2008>>
SuMoTuWeThFrSa
1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031

Navigation
Home
Our Team
Players Profile
Fixtures
Photo Gallery
Contact Us
Search
Wir sind TippSpiel
Site Map
Clan Statistics
Site Map
Movies
Calendar of Events
Users Online
Guests Online: 1
No Members Online

Registered Members: 11
Unactivated Members: 0
Newest Member: haji
Random movie
[ Block Tackling ] [ Cumar Nobe iyo Caydiid ] [ jubba ] [ Aljazeera TV Arabi ] [ Euro Sports News ] [ bbc sports News ] [ tijaabo ]
somali sports links
Cayaaraha
Deeyoo
Garoonka
Kubadda
Somali Sports
Somalilandsports
TogdheerSports
Somali Links

Allgedo
Banadircity.net
Aflax.net
Abaaqaroow
Alldalka
Aftahan
Awdalnews
Banaadir City
Beerdhiga City
BBC Somali
Booramenews
Buurhakaba
Baraawepost
Cadaado.com
Ceelqaboobe.com
Casuura.com
Ceelbuurnet.com
Dayniile
Dalka Soomaalia
Deeyoo
Dagaxtuur
GediNet
Geedjaceel.com
Gobeey.com
Goobjoog
Hiiraan
Hamarey.com
Halgan Net
Hornafrik
Heegan
Horseednet
Idamaale
Jowhar
Janaale
Luun.com
Markacadey
Midnimo
qaranimo
Qaadisiya
SahanRadi.net
Somalinet
somaliweyn
soomaalinews
WaagaCusub Online
Wadanka
xaraash.com
static

Next Match
Untitled Document
Next Match
JUBBA YOUTH DAY TOURNAMENT
Tartaalin kubada cagata ah oo ay jubba fc qabatay auaa waxa uu kadhaacay Malinimadii sabtiga Dagmada Islington ee magaalada London. Tartankan oo ahaa mid ay wada ciyaareen dhalinyarada ku nool dagmada islington ayaa waxaa suuro galiyay kooxda jubba fc, iyada uu tartanka dhex maray 4 kooxood oo ay juuba fc soo habeysay.
Shirkada Nike oo abaal marin gudoonsiisey Kooxda Jubba
Kadib ka qeeybgal kii ay ka qeyb galeen koxda Jubbafc Tartan-kii kubada cayga ee All Nastions Summer League, ayaa kooxda jubba waxa ay ka mid noqotay 5-tii koox ee ugu wanaagsanaa tartankaas iyada oo ay kooxda gashay kaalinta 4raad.
Koxda jubba oo kalinta 4aad Ka gashay League-gii All Nation
Shalaytoole ayeey Kooxda jubbafc youth ciyaar aad loola dhacay la ciyaartay kooxda Saracens Athletic Youth, Ciyaartaan ayaa aheed midii ugu danbeeysey League-gii boshii lan soo dhaafay ka bilowda Garonka Douglas Eyre Sports Centre.
JUBBA FC vs Saracens Athletic FC
Waxa biri oo ah ISNINA taariikhdu ku beegantahay 26/05/08 wada ciyaari doona kooxda Jubba fc VS Saracens Athletic FC.

Ciyaar aad iyo aad uxisa badan oo dhexmartay JUBBA FC vs ILAMOS
Ciyaar saxibtinimo oo aad u xiiso badneed ayaa maanta (24-05-2008) dhexmartay labada kooxod ee kawada dhisan waqooyiga londonJubbafc iyo Ilamos Fc ayaga oo labadoodaba tijabinayay awoodooda ciyaareed. waxaana marti loo ahaa kooxda JUBBA FC oo ku ciyaareysay garonkeeda WITHINGTON PARK. Read More
XIDIGAHA JUBBA FC OO GUUL KASOO HOOYAY KULAN KII LABABD EE ALL NATIONS SUMMER LEAGE
Maxuu kusoo gaba gaboowday kulankii labaad ee koobka All Nations Summer League ee ka dhacay garoonka Dougles Ayre Sport ciyaartaas oo dhexmartay labada kooxod oo kala ah JUBBA FC vs SANKOFA FC.

Read More
Maxay ku dhamaatay Kulankii shalay dhex maray Jubba FC under 18s iyo SNTD
Ciyaar xiiso badneed oo lagu qabtay Douglas Eyre Sports Centre ayaa shalaytoole kooxda Jubba FC Under 18s waxay la ciyaartay kooxda SNTD (Say No To Drugs) ciyaartaan oo aheeyd tartan-ka ama koobka All Nations Youth Summer Leage ayaa waxaay ku soo gaba gabowday Jubba FC 2-2 SNTD FC .



Akhri DhAMAN

Read More
Tartankii kubada cagta ee All Nations Summer Leage oo shalay furmay
Ciyaartii ugu horeysay koob-kii All Nations Summer Leage ayaa waxa ay shalay ka dhacday Douglas Eyre Sports Centre , Ciyaartaas ayaa waxa ay dhexmartay Kooxda jubba fc iyo QueensBridge Rengers .

Akhri dhaman
Football: Defensive Moves

Jockeying::--
Halkaan waxaad ka baran kartaa xifado badan oo ah sida loo difaaco kubada cagta
Tartan lagu so gaba gabey hal malin oo ka dhacay garoonka Market Road
Maalinimadii Khamiista oo ay taariikhdu ku begneed 17/04/2008 ayaa waxaa garoonka Marked Road lagu qabtay tartan kubada cagta oo ay kasoo qeyb galeen kooxo farabadan tartanka oo lagu magacaabay islamophopia kick ayaa kooxihii ka qeyb galay waxaa ka mid ahaa kooda Jubba Fc. Akhri dhaman
Kooxda Jubba Fc oo ku soo hartay Kaalinta 4aad Koob-kii Somali Youth Cub
Maalinimadii shalay {30/03/2008} aheyd ayaa kooxda jubbafc waxa ay ciyaartay ciyaar sami-final ah koob lagu qabtay East london iyada oo ay kooxda jubba nasiibku diiday oo rigoore rigoore looga soo raayay
Akhri dhaman
Page 1 of 2 1 2 >
Players Profile
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Waqtiga Salaada


Live Score


Shoutbox
You must login to post a message.

tomed
May 20 2008
salan asxaabey ..... max adhcaya malmahan shashada lagama muuqadee come on guys mesh a halag muuqado hehehe

abukaryare
April 08 2008
Asalamu CALAYKUM Dhaman boqadayasha jubbafc waan iidn salaamay, by Abukar yare

a.dheere
March 21 2008
Akhyaarta waaan idin salaamay dhamaantiin waxaan ognahay keynaan inoo yahay ciyaar yahanka ugo fiican kooxda jubbafc waaana ciyaar yahan rontii oqalma keynaan is the best man on the team

tomed
March 20 2008
wwwwwwwa sxbayaal salan sare dhamman halakna waxan kaga codeynayaa ciyaryahanka ugu wacan dhanka qaab ciyaareedka kooxda jubba fc waxana dhihi lahaa ninkaasi waa keynaan .

k,naan
March 18 2008
sxb yaal waxaan ocodeeyay omar 9 inoo yahay ciyaar yahanka ugo fiican kuuxda jubba fc

cumar noobe
March 18 2008
bahda sharafta leh ee shoutbox ka wax ku soo qoray Aj k'naan waa polshit don't agree yh adi xataa damiin aatahay

Qabiir Sports
March 18 2008
agu horeyntii aqyaarta waa dadaasheen laakiin waxaan idin kula tali lahaa in squad improvement wax layiraah aad samaysaan oo ciyal ka under 15 ka ah aad squadka aad kasartaan oo group kooda kudartan s

Diyeshe
March 18 2008
Bahda jubbda fc waan idin salaamay dhamaan

aj
March 17 2008
waryaa m.ronalo i do agree wiv u k'ynan waa ciyaryahnka ugu fiican jubba FC ....

ronaldo
March 17 2008
waan iden salamay dadwaynaha waa m.ronaldo oo ka do doranano the best player of jubba fc aniga xagayga waxaa 100% ogo laacebsan k'naan he is a gd player lakiin mid ayaa jirto lakiin mishan ku ma s

Shoutbox Archive
Copyright © 2008 Jubafc.com